Murida Maanta: Gaarriye

http://www.facebook.com/photo.php?fbid=278388565583823&set=a.273715739384439.63844.270074943081852&type=3&theater

Maansada “Ergo

Abwaan iyo Macallin Gaarriye wuxuu ka mid yahay foolaadka calanka u sida maansada wakhtigan, maansadiisa ergo waxay dhalatay 30/4/1992, wakhti xanuun badan, waa markii uu socday dagaaladii sokeeye ee umadiisa ka dhex dhacay, erayadi waa kuwa ka mid ah maansadaas, wuxuuna ku cabbirayaa xornimada fikirkiisa iyo ujeedadiisu inay ka sarrayso qabiil, xad, midab iyo gobol.

22 thoughts on “Murida Maanta: Gaarriye

  1. Pingback: Abkuu doono ha sheegtoye Waxuunbaa ehel ii ah Dad ninkaan af-aqaanee si wax iila arkaayee na midayso ujeeddo | Warar Xiiso Leh

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s