Archives

Magaaygu waa Dhamme Maxamud ,waxaan baradan ugu talo galay in lagu wadaago fikiradaha toolmoon ee dhalinyarta iyo da’aada kale, waxaad kala kulmi qormooyin goosgoos ah oo ku socda saabsanayaal kala jaad-jaad ah, sida sheekooyin gaaban, Suugaan dhaadhin, Sooyaal, iyo waliba qubane kale oo aragtiyo kala duwan oo xor ah salka ku hayya, waxaan jecelahay inaad ila soo wadaagto dareencelintaada wax walba ood u malayso inay doodi ka sii furantahay. Soo dhawoow.

Dhamme M

abdirahman431@hotmail.com
http://www.facebook.com/dhamme.mahmoud
https://twitter.com/Dhamme_M
https://plus.google.com/109756347845442646667